Saint Paul Public Schools
SPPS on-line forms
Home > On-Line Forms > Schools Honors and Distinction - Somali
Dooda Bulshada ee la Xiriirta Maamuuska Khaaska ah iyo Shahaado Sharafta: Foomka Ra’yiga Dadwaynaha

 Honors-Somali.pdf   Acrobat PDF file

Fadlan nala qaybso ra’yigaaga, fikradaada, ama haddii ay jiraan wax su’aal ah oo aad ka qabto habka qaybaha qalinjabinta xushmada ku dhisan (Shahaado Sharafta Sare iyo Maamuuska khaaska ah) iyo soo jeedinta la xiriirta in demadu joojiso habka ay hada isticmaasho oo ah oo la isticmaalo maamuuska miisaanka dhibcaha ama buundooyinka iyo kala saraynta ardayda ee fasalka.
 


Fadlan nala qaybso ra’yigaaga, fikradaada, ama haddii ay jiraan wax su’aal ah oo ku saab san wixii aad ka qabto soo jeedinta la xiriirta maamuuska lagu sharfayo ardayda ka soo qalan jabisa dugsiyada sare ee guusha dheeraadka ah ka soo hooya mid ahaan tacliinta ay dugsiyada ka baranayaan ama maado ay si gooni ah ugu takhasuseen.
 


Markii laga gudbo fikradaha ay ku jiraan soo jeedinta shahaado sharafta iyo maamuuska, ma jiraan waxyaabo kale oo aad aaminsantahay in ay ahaan lahayd inay sameeyaan dugsiyaada Saint Paul amaba ay tahay inay mustaqbalka ku tilaabsadaan si ay ugu dhiirigaliyaan inay arday dheeraad ahi qaataan maadooyin aad uga adag kuwii ay horay u qaadanayeen iyo inay diirada saaraan barnaamijyo gooni ah si ay dhiiri galin ugu noqoto isla markaasna ay macalimiinta awood u siiso in ay maadooyinka oo dhan sida ay hada yihiin ka adkeeyaan.
 


 







Fadalan calaamadee dhamaan intii kaa khusaysa.

[ Next ]